BAJAAJLE

App Store App Travel Free
4 Sept 2026launched 32 days ago
5.02 ratingsRead reviews
n/aApple doesn’t publish installs
Seen in 1 countryPalau
1.0.3latest version · 4 days ago

Screenshots

About

Soo dajiso Bajaajle app. Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh. AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH • Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin. • Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo. • Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa. QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY • Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan. • Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku waxaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan. • Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa. HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO • Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya • Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo. • Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa. DARAWALLADA: La shaqee Bajaajle oo dakhli ku samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka. Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.Read more
Soo dajiso Bajaajle app. Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh. AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH • Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin. • Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo. • Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa. QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY • Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan. • Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku waxaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan. • Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa. HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO • Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya • Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo. • Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa. DARAWALLADA: La shaqee Bajaajle oo dakhli ku samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka. Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.

Store page changes

Title, subtitle, icon, screenshots and price

No changes recorded yet. Each time we check this app we compare its store page with the last one and log what changed. Create a free account and save this app to have its store page checked every day.

Versions

  1. Version 1.0.3First seen · 1 Oct 2026

    • Bug fixes and general improvements • Improved map and location performance • Updated Driver Registration Mandatory Fields (Removed the Guarantor Requirement)

Countries

Seen in 1 country

Countries where IndieTower has seen this app in charts, search or store pages.

Palau

Chart positions

Similar apps