Orod Darawal
2 Sept 2026launched 28 days ago
0.00 ratings
n/aApple doesn’t publish installs
WorldwideSold in 50+ App Store storefronts
1.0.8latest version · 2 days ago
Screenshots
About
Orod Darawal waa app-ka darawallada Orod. Ku noqo online, aqbal dalabyada kuu dhow, oo arag lacagta safar kasta ka hor intaadan aqbalin. Sidee ayuu u shaqeeyaa? 1. Codso inaad noqoto darawal Orod. 2. Marka lagu ansixiyo, ku noqo online. 3. Arag dalabyada kuu dhow. 4. Aqbal ama diid dalabka. 5. U soco meesha macmiilku joogo. 6. Marka aad timaado, riix “Waan imid”. 7. Bilow safarka oo gaarsii macmiilka meesha uu rabo. 8. Marka safarku dhammaado, xaqiiji lacagta EVC Plus. Orod Darawal waxa kale oo aad ku heli kartaa: • Dakhaalahaada maalinlaha ah iyo toddobaadlaha ah • Tartan toddobaadle ah iyo abaalmarinno • Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto macaamiisha Orod Darawal waxaa loo sameeyay darawallada Soomaaliyeed. — Orod Darawal — Drive With Orod in Mogadishu Orod Darawal is the app for Orod's drivers. Go online, accept nearby ride requests, and see the fare for every trip before you accept it. How it works: 1. Apply to become an Orod driver. 2. Once approved, go online. 3. See nearby ride requests. 4. Accept or decline each request. 5. Head to the customer's location. 6. When you arrive, tap "I've Arrived." 7. Start the trip and take the customer where they're going. 8. When the trip ends, confirm the EVC Plus payment. Orod Darawal also gives you: • Your daily and weekly earnings • Weekly competitions and rewards • Calls and messages with your customers, without sharing phone numbers Orod Darawal was built for Somali drivers.Read more
Orod Darawal waa app-ka darawallada Orod. Ku noqo online, aqbal dalabyada kuu dhow, oo arag lacagta safar kasta ka hor intaadan aqbalin.
Sidee ayuu u shaqeeyaa?
1. Codso inaad noqoto darawal Orod.
2. Marka lagu ansixiyo, ku noqo online.
3. Arag dalabyada kuu dhow.
4. Aqbal ama diid dalabka.
5. U soco meesha macmiilku joogo.
6. Marka aad timaado, riix “Waan imid”.
7. Bilow safarka oo gaarsii macmiilka meesha uu rabo.
8. Marka safarku dhammaado, xaqiiji lacagta EVC Plus.
Orod Darawal waxa kale oo aad ku heli kartaa:
• Dakhaalahaada maalinlaha ah iyo toddobaadlaha ah
• Tartan toddobaadle ah iyo abaalmarinno
• Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto macaamiisha
Orod Darawal waxaa loo sameeyay darawallada Soomaaliyeed.
—
Orod Darawal — Drive With Orod in Mogadishu
Orod Darawal is the app for Orod's drivers. Go online, accept nearby ride requests, and see the fare for every trip before you accept it.
How it works:
1. Apply to become an Orod driver.
2. Once approved, go online.
3. See nearby ride requests.
4. Accept or decline each request.
5. Head to the customer's location.
6. When you arrive, tap "I've Arrived."
7. Start the trip and take the customer where they're going.
8. When the trip ends, confirm the EVC Plus payment.
Orod Darawal also gives you:
• Your daily and weekly earnings
• Weekly competitions and rewards
• Calls and messages with your customers, without sharing phone numbers
Orod Darawal was built for Somali drivers.
Versions
- Version 1.0.8First seen · 28 Sept 2026
HAGAAJIN GUUD
Countries
Worldwide
Apple lists this app in 50 or more storefronts, so it is available almost everywhere.
Turkey
Chart positions
Not seen in the charts we track yet.