OROD
2 Sept 2026launched 28 days ago
0.00 ratings
n/aApple doesn’t publish installs
WorldwideSold in 50+ App Store storefronts
1.0.8latest version · 2 days ago
Screenshots
About
Orod waa app aad ku dalban karto gaadiid ama aad ku diri karto xamuul gudaha Muqdisho. Sidee ayuu u shaqeeyaa? 1. Geli meesha aad rabto inaad tagto. 2. Arag qiimaha safarka ka hor intaadan dalban. 3. Xaqiiji dalabkaaga. 4. Darawalkaaga ku arag mapka. 5. Marka uu kuu yimaado, safarka bilow. 6. Marka aad gaarto meesha aad rabtay, ku bixi EVC Plus. 7. Qiimee darawalkaaga marka safarku dhammaado. Orod waxa kale oo aad ku heli kartaa: • Dirista xamuulka • Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto darawalka • Taariikhda safarradaada • Qiime cad ka hor intaadan dalban Orod waxaa loo sameeyay dadka Soomaaliyeed. — Orod — Ride & Parcel Delivery in Mogadishu Orod is the app for booking a Bajaj (tuk-tuk) ride or sending a parcel across Mogadishu, Somalia. How it works: 1. Enter where you want to go. 2. See the fare before you book. 3. Confirm your ride. 4. Track your driver on the map. 5. When your driver arrives, start the trip. 6. When you reach your destination, pay with EVC Plus. 7. Rate your driver once the trip ends. Orod also lets you: • Send parcels across the city • Call or message your driver directly in the app, without sharing phone numbers • View your ride history • See a clear, upfront price before you book, every time Orod was built for the people of Somalia.Read more
Orod waa app aad ku dalban karto gaadiid ama aad ku diri karto xamuul gudaha Muqdisho.
Sidee ayuu u shaqeeyaa?
1. Geli meesha aad rabto inaad tagto.
2. Arag qiimaha safarka ka hor intaadan dalban.
3. Xaqiiji dalabkaaga.
4. Darawalkaaga ku arag mapka.
5. Marka uu kuu yimaado, safarka bilow.
6. Marka aad gaarto meesha aad rabtay, ku bixi EVC Plus.
7. Qiimee darawalkaaga marka safarku dhammaado.
Orod waxa kale oo aad ku heli kartaa:
• Dirista xamuulka
• Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto darawalka
• Taariikhda safarradaada
• Qiime cad ka hor intaadan dalban
Orod waxaa loo sameeyay dadka Soomaaliyeed.
—
Orod — Ride & Parcel Delivery in Mogadishu
Orod is the app for booking a Bajaj (tuk-tuk) ride or sending a parcel across Mogadishu, Somalia.
How it works:
1. Enter where you want to go.
2. See the fare before you book.
3. Confirm your ride.
4. Track your driver on the map.
5. When your driver arrives, start the trip.
6. When you reach your destination, pay with EVC Plus.
7. Rate your driver once the trip ends.
Orod also lets you:
• Send parcels across the city
• Call or message your driver directly in the app, without sharing phone numbers
• View your ride history
• See a clear, upfront price before you book, every time
Orod was built for the people of Somalia.
Versions
- Version 1.0.8First seen · 28 Sept 2026
HAGAAJIN GUUD
Countries
Worldwide
Apple lists this app in 50 or more storefronts, so it is available almost everywhere.
Turkey
Chart positions
Not seen in the charts we track yet.